Hassan and Somali — Intent to cooperate
GDELT indexed reporting associated with intent to cooperate involving Hassan and Somali near Jamaame, Jubbada Hoose, Somalia.
Seven-day open-source intelligence view for Somalia, including reporting, hazards, cyber and network signals.
GDELT indexed reporting associated with intent to cooperate involving Hassan and Somali near Jamaame, Jubbada Hoose, Somalia.
GDELT indexed reporting associated with coercive action involving Congo near Somalia.
14-kii Oktoobar, Sanadkii 2017, Soomaaliya waxaa ka dhacay mid ka mid ah qaraxyadii ugu waaweynaa uguna khasaaraha badnaa taariikhda dalka, kaas oo ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, isla markaana sababay dhimashada boqolaal qof iyo dhaawaca dad…
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Sool ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujiyey walaac ku saabsan hadal uu sheegay inuu ka soo yeedhay Taliska Qaybta Booliska Gobolka Nugaal, kaas oo la xiriira nidaamka amniga bulshada iy…
GDELT indexed reporting associated with consultation involving College and President near Somalia.
Khilaaf ayaa ka dhex taagan duqa degmada Gaalkacyo Xuseen Cabdinuur Maxamed iyo guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle, kaas oo… Sii akhri
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iayaa shaaciyey jadwalka doorashada guddoonka Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Galmudug iyo hoggaanka sare ee maamulkaas, kuwaas oo la qorsheeyey inay qabsoomaan inta u dhexeysa 13-ka iyo 22-ka Oktoobar 2026.
GDELT indexed reporting associated with disapproval involving Somalia near Isaaq, Jubbada Hoose, Somalia.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka, kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Sharcig…
GDELT indexed reporting associated with disapproval involving President near Somalia.
GDELT indexed reporting associated with investigation involving Attorney near Somalia.
Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay qaraarka dhaqan-gelinta Dastuurka, iyaga oo sidoo kale guddi wasiirro ah u saaray diyaarinta hindise-xeerka qeexaya tirada xubnaha Xukuumadda…
Esto marca la finalización del periodo de la hora de verano.
El líder estadounidense destacó la diferencia entre Somalilandia y Somalia, impulsando el reconocimiento del territorio como nación separada. El apoyo de Trump es visto como un hito diplomático para Somalilandia, tras el reconocimiento de Israel, a pesar de l…
Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixisay natiijada doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii…
Bijela kuća traži ostavku ambasadorice u Grčkoj: Gilfojl od donatora tražila pare za određene usluge - Optužbe su izazvale nezadovoljstvo i kod Trampa i kod američkog državnog sekretara Marka Rubija
Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, kaas…
Sagal Abdi-Wali dilantik sebagai anggota parlemen Inggris. Ia menjadi perempuan pengungsi Somalia pertama yang menempati posisi tersebut.
Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen Mowliid Siciid Warsame (Dhakhare) oo lagu eedeynayo in uu maalintii axadda… Sii akhri
GDELT indexed reporting associated with coercive action involving Government near Mogadishu, Banaadir, Somalia.
GDELT indexed reporting associated with consultation involving Somalia near Somalia.
GDELT indexed reporting associated with public statement involving Authorities near Somalia.
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qaabilay safiirrada dalalka Carabta ee deggan Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga labada dhinac iyo horumarinta…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cunaqabateyn maaliyadeed saartay Cabdicasiis Laftagareen, taliyihii hore ee asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub)… Sii akhri
SNIMKA Marka Zuckerberga kako ispija Guinness postala je viralna.
Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ayaa liiska cunaqabateynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu guddigu ku sheegay inay ku…